Finance & Accounting Online Course by Udemy, On Sale Here
Strategy miro dhal ku ah suuqa Forex Trading
An excellent training about Investing & Trading
Forex Strategy Somali
Casharadan taxanaha ah waxaan ugu tala galay dhamaan ardada dhibaato kahaaysato suuqa Forex Trading. Hadii aad tahy qof in badan lacag looga qaatay in wax labaro maanta wixii kadanbeyo waxaad noqon doontaa qof suuqa isku filnaankagaaro kadib markaa ad coursadan dhameeyso. Si suuqan aad uga meel gaarto waxaad ubaahantahy in aad fahantay habka eey kushaqeeyaan dadka suuqan sida eey rabaan kaxeeyo. chart patterns waa habka ugu wanaagsan ee lagu tilmaamo in uu suuqani kushaqeeyo, Aniga ahanateyda waxaan xitaa kutrade gareeyay news ayada oo suuqa kasocdo. Waxwalbo waxey ubaahanthay tijaabo iyo isku dey badan, balse hadii aad raacdo sida aan kuugu sharxay waxaan filayaa in aad inbadan kafaaidi doonto. coursada waxey kakoobantahy:1.Technical analyses2. Tradingview3. Charpatterns Reversal patterns continuation patterns
Udemy is the leading global marketplace for learning and instruction
By connecting students all over the world to the best instructors, Udemy is helping individuals reach their goals and pursue their dreams.
Study anytime, anywhere.
Reviews
There are no reviews yet.