Finance & Accounting Online Course by Udemy, On Sale Here
How to manage your personal finances
An excellent training about Finance
Baro sida loo maamulo Lacagtaada
Courskan waxaa bixinaya Dr. Abdifatah Abukar Nur oo ah macalin qabiir ku ah dhinaca finance waliba kasita shahaado caalami ah oo uu kaqaatay IQN oo kutaala UK magaceeduna yahay CFS (Certified Finance Specialist).Coursekan wuxuu kuu sahlayaa inaad baratid sida loo maamulo lacagtaada kasoo bilow helida lacagta, yareynta qarashaadkaaga, savegareynta lacagtaada iyo maalgashigaba. Waxaa kubarandoontaa:1. Sida lacagta loo daba galo2. Sida loo ogaado ilaha lacagaha kaso galaan3. Sida loo yareeyo qarashaadka kusoo gala4. Sida loo savegareysto lacagta5. Sida loo maalgashto lacagtaWaxaa coursekan bixinaya Dr. Abdifatah Abukar Nur oo bare ka ah Caawiye Online College
Udemy is the leading global marketplace for learning and instruction
By connecting students all over the world to the best instructors, Udemy is helping individuals reach their goals and pursue their dreams.
Study anytime, anywhere.
Reviews
There are no reviews yet.