Personal Development Online Course by Udemy, On Sale Here
this course is designed for Somali language speaking people only, in order to motivate and encourage them to plan life.
An excellent training about Personal Productivity
MASTER & PLAN YOUR LIFE (Noloshaada hano oo qorsheyso)Somali
Somali language: Casharkan waxaa loogu talogalay dhalinta Soomaaliga ku hadla kaliya, si loogu dhiirigeliyo inay samaystaan qorshe nololeed, naftoodana xakameeyaan. kadib markii aan in muddo ah ka shaqeynayay arimaha horumarinta nafta iyo qoyska, waxaan arkay baahida dhalinta u qabaan inay helaan koorso loogu talogalay kobcinta nolosha, iyo xakameynta nafta iyo dejinta yoolka. hadaba si aad uga faa’iido koorsadan waxaad daawataa dhowr jeer iyo xilli aad nasatay kadib, waxaan rajaynayaa inay isbedel kuu horseedi doonto. khibradaha nolosha waxay kuu tusaan arimo muhiim ah oo xilliga aad u baahnayd aadan helin, talo iyo tusaale qofna kama maarmo, hadii aad raacdo talooyinka aad ku soo gudbinayo halkaan, oo aad dhaqan geliso waad arki doontaa isbedelo kuu horseedi doona inaad noloshaadana ka faa’iidaysato, una shaqeysato nolosha danbe.
Udemy is the leading global marketplace for learning and instruction
By connecting students all over the world to the best instructors, Udemy is helping individuals reach their goals and pursue their dreams.
Study anytime, anywhere.
Reviews
There are no reviews yet.